Madaxweyne Lugta ku salaamay Siyaasi Mucaarad ku ah oo oo booqday iyo Sababta keentay

Madaxweynaha dalka Tanzaaniya John Magufuli , ayaa laga soo qaaday Sawir hadal heyn badan abuuray xili uu Qasriga Madaxtooyada Tanzaaniya kusoo dhaweenayay siyaasi kamid ah Mucaaradka Tanzaaniya. Madaxtooyada Tanzaaniya ayaa sawirkan usoo bandhigtay Warbaahinta, waxaana la arkayay Madaxweyme John Magafuli iyo siyaasi  Macalin Seif Shariif Axmed oo labada lug isku salamaya badalkii ay gacmaha isku salaami … Continue reading Madaxweyne Lugta ku salaamay Siyaasi Mucaarad ku ah oo oo booqday iyo Sababta keentay